Madaxweynaha Puntland oo shalay daahfuray olaalaha Qof iyo Fuusto ee Wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo ayaa ka hadlay Muhiimada ay leedahay shacabka Puntland inay dhisaan wadaadaas.
COMMENTS