Xasan sheekh Maxamuud “Doorashaddan dalka ayeey khatar galin kartaaa.”

Xasan sheekh Maxamuud “Doorashaddan dalka ayeey khatar galin kartaaa.”

Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Dowldda Federaalka maanta ku shaaciyeen in Doorasho la gelayo oo aan loo xayirnaan doonin inta ka maqan.

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo ka mida Musharixiinta ayaa sheegay in dalku halis wajahayo, haddii Doorashada maanta lagu dhawaaqay lagu socdo, wuxuuna caddeeyay inaysan wax jawaab ah ka helin dowladda arrimihii loo balansanaa ee xalka loo raadinayey, kadib shirkii Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com