Inkabadan 1500 oo qoys oo ku nool degmada Baarlgaal, kana mid ahaa dadkii ay saameysay Duufaatii GATI ayay xaalad cunto yari ay soo wajahday.
Cabdiraxmaan Caynab Muuse, waa Guddoomiyaha degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu, Daljir ayuu uga waramay xalaada dadka iyo deegaanka.
COMMENTS