Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdilaahi Framajao ayaa ciidamada DANAB udiray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraa.
Hadab maxay tahay sababta ciidamada halkaasi loogu diray iyo shirarka ka socda magaalada? waxaan ka waraysanay guuddoomiye kuxigeenka gobolka Sheekh Xuseen Barre.
COMMENTS