Al-shabaab ayaa shegatay mas’uuliyada qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay Xildhibaano hore oo ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya iyo ilaaladoodii.
3 qof ayaa ku dhimatay qraxan, halka ay ku dhaawacmeen sidookale saddax qof oo kale oo uu kujiro Xildhibaan hore Caraale.
COMMENTS