Wasiirka maaliyada DFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlaayay qodobada shirka looga doodi doono ayuu sheegay in ujeedku uu yahay in laqiyaaso lacagaha ay doonayaan ganacsatadu in ay dalka gashtaan, si looga taxadaro in gacan qaldan ay ku dhacdo.

COMMENTS