Madaxweyne Qoorqoor iyo James Swan oo ka wada haday doorashada Soomaaliya (daawo)

Madaxweyne Qoorqoor iyo James Swan oo ka wada haday doorashada Soomaaliya (daawo)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulan ayaa labada dhinac waxa uu ku dhexmaray xarunta madaxtooyada iyadoo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashada dhacaya 2021 oo weli muranka uu ka taagan yahay iyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka ka jira.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com