Wasiiradda qorsheynta & Gashandhiga oo Muqdisho ku kulmay maxay kawada hadleen?

Wasiiradda qorsheynta & Gashandhiga oo Muqdisho ku kulmay maxay kawada hadleen?

Wasiirka Qorsheynta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay wadashaqeynta labada Wasaaradood iyo sidii iskaashi dhinac walbo ah loo abuuri lahaa.

Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa Wasiirka Difaaca ku soo wareejiyay qeybaha kala duwan ee ay Wasaaradda Qorsheynta ka kooban tahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com