Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shirka Dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shirka Dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in shirka Dhuusamareeb uu nqodo mid loo dhan yahay si go’aanada ka soo baxaya ay u noqdaan kuwo wada oggol ah oo la meel marin karo ,meteli karana rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.

Qoraalka ayaa Midowga Musharaxiinta waxa ay eedeyn ugu soo jeediyeen dowlada federalka in ammaanka dalka ay dayacday.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com