PUNTLAND OO KA CUDUDAARATAY ICLAANKII MADAXWEYNAHA-MUDDO-XILEEDKU-KA-IDLAADAY

PUNTLAND OO KA CUDUDAARATAY ICLAANKII MADAXWEYNAHA-MUDDO-XILEEDKU-KA-IDLAADAY

Puntland ayaa war goor dhaweyd soo baxay ka cudurdaaratay martigelinta shir uu isla caawa iclaamiyey Madaxweynaha-muddo-xileedku-ka-dhammaaday ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Dowladda Puntland waxay soodhaweynaysaa shirka lagu baaqay 15 Febraayo, inkasta oo aan la gala tashan in Garoowe lagu qabto, maadama uu muddo xileedkii hay’adaha dastuuriga ah ee DFS dhammaaday, waxayna ku talinaysaa in shirka lagu qabto Muqdisho, ayna ka sooqaybgalaan Saamileyda Siyaasada iyo Beesha Caalamka, ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay barta Twitterka ee Madaxtooyada Puntland.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com