Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa kulan la qaatay Guddiga Farsamo ee Qaban-qaabada Shirweynaha Wadatashiga Qaran, kaas oo shir uu uga socdo magaalada Baydhabo.
Xubnaha Guddiayda oo ka kooban 14 xubnood oo ka kala socda dowladda Federalka, dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir & Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay ka wada hadleen Arrimaha doorashooyinka dalka iyo sida uu u socdo shirka.
Madaxweynaha ayaa la dardaarmay Guddiga, wuxuna uga warbixiyay shiarkii horay u qabsoomay.
Diiwaanka wararka Radio Dlajir.
COMMENTS