Wasiirka amniga DFS Xasan Xundubey oo maanta kula hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay ineysan dowladda wax caburin ah ku haynin mucaaradka, balse iyadoo laga fikirayo badqabka bulshada ay dowladdu doorbiday in aan ladhigin wax dibadbax ah oo lagu taageerayo mucaaradka iyo dowladda.
Dhegayso.
COMMENTS