Xildhibaan Aadan Kaladire oo kamd ah Xildhibaanada Aqalka Sare kana soo jeeda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa dowladda ugu baaqay in gurmay ay ufidiso ddakii ay AL-shabaab ku xasuuqday deegaanka Yaaqa -Bariweyne.
“Alshabaab waxay gubeen 21 tuulo oo dhaca xadka ay wadaagaan Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed. Waxay barakaciyeen dadkii daganaa, waxayna dhaceen xoolahooda ayauu yiri Xildhibaanka.
Dhegayso.
COMMENTS