Xaalada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya ayaa cakiran, waxaana wali aan xal laga gaarin khilaafka u dhexeeya dowladda, Mursharaxiinta iyo maamul goboleedyada qaar.
Hadaba si aan u falanqeyno arimahan waxaan waraysanay siyaasi Xuseen khaliif xaaji oo kamid ahaa musharixiimtii utartamay xilka madaxwaynaha dalka Soomaalia 2012kii.
wariye Farateeb ayuu uwaramay.
COMMENTS