Guddoomiyaha guddiga KMG ee doorshada Puntland Guuleed Saalax Bare oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Qorshaha Doorasho ee qof & cod, Cida xaqa uleh in ay codeyso, Dhaqaalaha kubaxaya guddiga iyo halka uu ka imanayo.
Kahadar Cawl ayaa waraystay.
COMMENTS