Guddoomiyaha Beeralayda oo ka hadlay xaalka beeralayda Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha Beeralayda oo ka hadlay xaalka beeralayda Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha Kumeel gaarka ah ee Beeralayda Puntland oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay xaaladda Beeralayda iyo Baahiya ay qabaan Beeralayda.

Cabdicasiis Ismaacil ayaa u diray Madaxda Puntland iyo Federaalka in isha lagu hayo xaalka beeralayda Puntland oo gacan u bahaan xiligan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com