Tuulada Ceelmaal ee Dagmada Tuli- Guuleed ayaa lagu dilay laba qof, halka mid kalena lagu dhaawacay.
Dilka waxaa gaystay Dablay Hubaysan oo kamid ah shacabkii Oromada ee dhawaan dib udajinta loogu sameeyey aagaas Ceelmaal.
wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS