Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa maanta oo Isniin ah dhageysaneysa kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo si weyn loo wada sugayo dhageysiga dacwadda oo horay Maxkamadda u mudeysay inay bilaabaneyso 15-ka bishan.
Hadab maxaa laga filan karaa maxamada cadaalada adduunka ee ICJ? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Barafasoor Cabdisalaan Maxamed Cali Faarax (Dhoolayare)
Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay.
COMMENTS