Shirkii Amniga ee gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo saaray go’aano loogu talagalay in Amniga magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu xoojinayo.
Guddoomiyaha gobolka Cabdiif Muuse Sanyare oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo laga mamnuucay dadka wareejiya alaabta bagaaska ah iyo warato aan shati ka haysan dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.
Dhegayso.
COMMENTS