Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo tegay Teendhada lagu wado in uu dhawaan ka furmo shirka ayaa shir gaar ah u bilowday.
Shirka ayaa waxaa ka maqan madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland oo iyagana shir gooni ah uu uga socodo Muqdisho.
Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS