MADAXDA PUNTLAND & JUBBALAND OO LOGU BAAQAY INAY YIMAADAN SHIRKA AFISIYOONE (daawo)

MADAXDA PUNTLAND & JUBBALAND OO LOGU BAAQAY INAY YIMAADAN SHIRKA AFISIYOONE (daawo)

Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir Jaraa’id gordhow ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay shirka Maanta ka furmay xeeradda ciidamada cirka ee (Afisiyoone).

Wasiir Dube ayaa sheegay shirka inuu sii socon doono wuxuuna ugu baaqay Maamulada Puntland iyo Jubbaland inay shirka kasoo qayb galaan.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com