Maxay ka wada hadleen Qoor Qoor iyo Deni? (Akhriso)

Maxay ka wada hadleen Qoor Qoor iyo Deni? (Akhriso)

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay kulan ku yeeshay  xeendaabka Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho todobaadyo kadib oo ay Muqdisho ku wada sugnaayeen ayaa ka wada hadlay xalada doorshada Soomaaliya.

Kulanka labada madaxweyne waxaa suurta galiyay Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deeganada labada maamul goboleed.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay dhaqan galinta hehsiisyo ay hore ugu gaareen  Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Qoor Qoor iyo Deni ayaa hore kulamadoodii  Dhusamareeb waxay ku wada heshiiyeen  inay ka wada Shaqeeyaan sugida Amniga iyo dhanka horumarka.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Burhaan maxamed 3 years ago

    Dani markii arin laga hadlo waa u riyaaqaa lkn fulinteeda ayaa ku adag.
    Waxaqn ugu baaqayaa sxbada iskuhaya saxada siyaasada somalia in ay dalka iyo dadka hoos u eegaan oo isku tanaasulaan si loogaaro nabad iyo barwaaqo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com