Cismaan Gamuure: “Waa nasiib darro in shisheeye inoo kala dabqaado maanta” (daawo)

Cismaan Gamuure: “Waa nasiib darro in shisheeye inoo kala dabqaado maanta” (daawo)

Siyaasi Cismaan Gamuure, Guddoomiyaha Ururka Run iyo Caddaalad oo kamid ahaa aasaasayaashii Puntland ayaa nasiibdaro ku tilmaamay in hoggaamiyayaasha Soomaaliya maanta ay u kala dabqadayaan shisheeye. Cisman ayaa sidoo kale sheegay in aan la isku hayn dan Soomaliyeed balse ay meesha taalo dan dad gaar ah.
 
Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu u waramay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com