Maalintii 2aad iyo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka dalka.
Shirka waxaa goob joog ka ahaa madaxda maamulada, Galmudug, koonfurgalbeed, Hir-shabeele, Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Shirka ayaa maanta waxaa warbixin looga dhegaystay Guddigii Farsamada doorashooyinka ee ku shiray Baydhabo 15-16 Febraayo.
Sawirro.
COMMENTS