Dowladda oo guulo ka sheegatay weerarkii Al-shabaab ee deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose (daawo)

Dowladda oo guulo ka sheegatay weerarkii Al-shabaab ee deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose (daawo)

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar gaadmo ahaa oo ay Al-shabaab saaka ku soo qaaday deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Cabdiqaadir Nuur Siidii oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in ay khasaare xoogan gaarsiiyeen kooxdii weerarka soo qaaday.

Waxa uu sheegay in ilaa iyo 50 qof oo kamid ahaa kooxdii weerarka soo qaaday ay ku dileen dagaalka, halka uu dhankooda kaga dhinteen ilaa iyo dhowr Askari.
Daawo.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com