Abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolka Gedo ayaa si xoogaysatay waxaana halis loogu jiraa in dadka iyo duunyaduba ay gaajo iyo haraad dartood u dhintaan.
Culimada ayaa maanta dibadbax roob doon ah ku dhigay duleedka magaalada Baladxaawo si uu Alle dadka uga saaro Abaarta.
Daawo.
COMMENTS