Talaabo lagu joojiyey lacagta hawada ah ee ka yar halka doolar in laysugu diro mobilada ayaan ka hirgalayn gobolada xuduudaha ah ee ay ka wada hawl-galaan shirkadaha is-gaarsiinta ee aan ahayn kuwa gudaha Puntland ka shaqeeya iyo kuwa guduhu sida sool mudugta koonfureed iyo Sanaagta Galbeed.
Wariye Ciise Max’uud Ciise| ayaa warbixin ku eegaya.
COMMENTS