Xafiiska Dicaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo u qabtay Tababar Xubna ka tirsan Waaxda Dambi Baarista Gobolka Nugaal, taas oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo Xirfadaha Ilaalin Xuquuqda Aadanaha
Tababarkaas oo ay qayb ka ahaayeen K/Xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud, Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada, iyo Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, iyo Saraakiil ka socota isla Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.
#Garoowe
Office of Puntland Human Rights Defender
#QaybtaCID
Sawirro.
COMMENTS