Wasaaradda Gargaarka & kahortaga Musibooyinka oo Agab Cafimaad lagu wareejiyeey (Sawiro)

Wasaaradda Gargaarka & kahortaga Musibooyinka oo Agab Cafimaad lagu wareejiyeey (Sawiro)

Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka DFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga Kahortagayo Covid19 oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimeyaal ka socday Xafiiska R/wasaaraha DFS, iyo Wasaaradda Gargaarka DFS.

Safiirka dalka Jibuuti ee Muqdisho Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay wareejinta agabka ka hortagga Covid19 ayaa sheegay in ay muhiim tahay badbaadada dadka isagoo ku baaqay in lagala qeyb qaato dowladda Soomaaliya si loo badbaadiyo Shacabka Soomaaliyeed.

Xoghayaha Joogtada Xafiiska R.Wasaaraha Maxamed Ibraahim oo kadib markii ay la wareegtay Wasaaradda Gargaarka XFS ayaa u mahadceliyay agabka loogu deeqay Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com