Barnaamijka MAANHADAL ee dooda Jimcaha, maanta waxaan uga hadlaynaa, Cakirnaanta siyaasdeed ee dalka kajirta, heshiis la’aanta doorasho iyo mudo kordhinta ay samaysteen golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee wakhtigoodu dhamaaday.
FAALLOOYIN & FALCELIN