JIGJIGA: Shacabka oo qaatay maanta kaarka isdiiwaangalinta doorshada Itoobiya (daawo)

JIGJIGA: Shacabka oo qaatay maanta kaarka isdiiwaangalinta doorshada Itoobiya (daawo)

Shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta DDS ayaa qaatay maanta kaarka isdiiwaangalinta doorshada 6aad ee dalka Itoobiya.

Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com