Xildhibaan Jeesow: “Farmaajo haduu ka gorgortamo sharcigii muddo- korhinta, isagaan xilka ka qaadeynaa” (dhegayso)

Xildhibaan Jeesow: “Farmaajo haduu ka gorgortamo sharcigii muddo- korhinta, isagaan xilka ka qaadeynaa” (dhegayso)

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan baarlmaanka muddo-xileedkiisu dhamaaday ayaa sheegay in hadii uu madaxweyne Farmaajo gogortan ka galo sharcigiii lagu saxiixay muudo- kordhinta Hay,adaha dowladda in ay xilka ka xayuubin doonaan.

waxa uu sheegay in shrcigan lgu burin karo oo kaliya baarlmaanka oo fariista iyo sharuuc Dastuurka waafaqsan oo lagu duro.

Hadalkan ayuu ka sheegay munaasibad ka dhacya Muqdisho.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com