Maamulka koonfur galbeed oo ku baaqay in dib logu laabto wadahadalada

Maamulka koonfur galbeed oo ku baaqay in dib logu laabto wadahadalada

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal lagu soo daabacay bogga Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa lagu taliyay in dib loogu noqdo wadahadaladii doorashooyinka si waafaqsan heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 iyo talo-soojeedintii kasoo baxday wadatashigii Guddigii Farsamada ay ku yeeshaan magaalada Baydhabo 16kii Febraayo 2021.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com