Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qiray in dowladdiisu ay khaladaad ka gashay Warbaahinta madaxa bannaan, sidoo kalena Waxa uu sheegay in ay u madx bannaan yihiin sheegista wixii dalka ka dhaca, balse ay muhiim tahay inay kala hadlaan dadka ay quseeyso.
COMMENTS