Xilildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyoday

Xilildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyoday

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ku geeriyooday Muqdisho.

Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa xaqiijiyay geerida Xildibaanka.

Marxuumka ayaa soo noqday RW ku xigeen iyo wasiirka arrimaha dibadda xukuumaddii RW Cali Maxamed Geedi sanadkii 2004-tii.

Sidoo kale waxa uu soo noqday safiirka Soomaaliya ee dalka Ruushka intii ay jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com