Tartan & Tacliin: Caawa waa habeenkii u dambeeyay iyo dugsiyada ku tartamaya kaalinta 3aad (Akhriso)

Tartan & Tacliin: Caawa waa habeenkii u dambeeyay iyo dugsiyada ku tartamaya kaalinta 3aad (Akhriso)

Labada Iskuul ee xalay ku haray Wareega Afar dhamaadka (Semi-final) ayaa caawa isku arkaya Tartanka loogu beretamayo Kaalinta 3’aad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin.

Hadaba yaad u saadaalinaysaa guusha caawa |Saalaxu Diin Al’Ayuubi Secondary School (Dhahar) VS Cabdilaahi Ibrahim Secondary School (Ufayn)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com