Suuqyada magaalada Jigjiga ayaa laga dareemayaa diyaar garowga Ciidulfidriga, waxayna dadku ka cabanayaan ciiriiriga waddooyinka soogala suuqa.
wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warkan soo jeedinaya.
Sawiiro.
FAALLOOYIN & FALCELIN