Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goob biyaha webiga Shabeelle uu ka soo fatahmay (Sawiro)

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goob biyaha webiga Shabeelle uu ka soo fatahmay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuur galid ah ku tegay tuulada Moyko oo dhowaan fatahaad uu ka sameeyay wabiga Shabeelle.

Kormeerka Madaxweynaha Hirshabeelle waxaa ku wehlinayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar, iyadoo Dadaal dheer oo ay bixisay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle lagu guuleystay in la xiro buqda Tuulada Moyko oo uu ka fatahay Wabiga Shabeelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com