Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan laqaatay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan laqaatay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo ay wada hadleen arrimaha doorashooyinka, diyaar garowga Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo taageerada beesha caalamka ee geeddi socodka doorashooyin dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com