Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle ayuu ku sheegay in wadahadalada arrimaha doorashooyinka ay tahay inay ka qeybgalaan musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Cabdiraxmaan Waabari ayaa soo koobaya.
COMMENTS