Xasan Cali Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay (daawo)

Xasan Cali Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay (daawo)

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo maalmahan dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Soo dhaweyn balaaran ayaa loogu sameeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade, Waxaana ka qeyb qaatay soo dhaweyntiisa Wasiiro, Xildhibaano Siyaasiyiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Kheyre ayaa kamid ah Musharaxiinta utartamaysa kursiga madaxweynaha.

Xasan Heykal. Daljir Garowe.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com