Afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahin Macalimow ayaa sheegay in shirka maanta uu ahaa mid ka sii wanaagan kii shalay isla markaana uu jiray isfaham.
Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in marka uu soo dhammaado shirka ay si wadajir ah warmurtiyeed u soo saari doonaan madaxda Soomaalida.
Daawo.
COMMENTS