Turkey: in ka badan 28 milyan oo qof oo qaatay talaalka COVID-19

Turkey: in ka badan 28 milyan oo qof oo qaatay talaalka COVID-19

Daljka Turkiga 28.23 milyan oo ka mid ah dadweynaha ayaa qaatay talaalka COVID-19 tan iyo markii la bilaabay olole balaaran oo talaal ah bartamihii bishii Janaayo iyadoo tirada ugu badan la siiyay salaasadii sida lagu sheegay tira koob rasmi ah.

Laga soo bilaabo salaasadii in ka badan 16.16 milyan oo qof ayaa la siiyay wejigii koowaad ee talaal ugu horreeyay, halka in ka badan 12 milyanna si buuxda loo talaallay sida lagu sheegay tirakoobka Wasaaradda Caafimaadka.

Wasiirka caafimaadka Fahrettin Koca, ayaa sidoo kale soo saaray heerarkii ugu dambeeyay ee usbuuca u dambeeyey marayey COVID-19 guud ahaan gobollada kala duwan ee dalka Turkiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com