Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay shirka Arrimaha doorashooyinka (dhegayso)

Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay shirka Arrimaha doorashooyinka (dhegayso)

Imaam Rashiid Guure oo kamid ah waxgaradka Jubbaland kuna sugan dalka kenya gaar ahaan Magaaladda Nairobi ayaa isago waraysi sinayeey Radio Daljir wuuxu ka hadlay shirka Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka socda.

Wuxuu sheegay in shirkaas ay ka filayaan inay ka soo baxaan wax soomaali dan ugu jirto laguna heshiin doono dooraashada dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com