Guddoomiyaha gobalka bari oo daahfuray wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka bari oo daahfuray wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu daah-furay wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 ee Gobolka Bari.

Guddoomiyaha ayaa Bulshada Gobolka waxa uu ugu baaqayaa in ay qaataan talaalka si looga hortago faa’fitaanka cudurka coronavuris.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com