QM oo cambaraysay af-gembiga Maali ka dhacay

QM oo cambaraysay af-gembiga Maali ka dhacay

Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobe Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali, wuxuuna ku baaqay in dalka lagu soo celiyo dimuquraadiyad iyadoo si nabad ah la isagu wareejinaayo xilka.

Bozkir ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Maali,wuxuuna ugu baaqay caalamka inay ka horyimaadaan af-genbiga military ee dalkaas ka dhacay.

Ciidamada dalka Maali ayaa xiray madaxweynihii kumeel gaar ahaa iyo ra’iisal wasaarihii dalkaas isniintii lasoo dhaafay, waxeyna ku qasbeen inay is casilaan.

Maxkamadda Dastuuriga ee Maali ayaa ku u dhawaaqday jimcihii in General Guetta noqdo madaxweynaha kumeelgaarka ah ee dalkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com