Madaxweyne Dani: “Marxalad adag ayuu marayaa Dalka Wali” (daawo)

Madaxweyne Dani: “Marxalad adag ayuu marayaa Dalka Wali” (daawo)

Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadda ee dalka, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay xilliggaan ay mareyso meel halis ah loo baahan yahay in dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay u istaagaan si xal buuxa loo gaaro.

Deni ayaa xusay in Soomaaliya ay ku dhici doonto godweyn hadii la fulin waayo heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho lagu gaaray todobaadyadii lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Puntland Saciid Dani ayaa yiri “Marxalad adag ayuu marayaa Dalka Wali, marxalad noocii Dowladnimo oo aan sugeynay wali wadahadal uu ka socdo ayuu marayaa”

Hadalkan ayuu ka sheegay madaxweyne Deni xaflad qado sharf ahayd oo maamulka gobolka Karkaar ay ugu sameeyeen isga iyo wafdigii lasocday duleedka magaalada Qardho.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com