Wasiirka Cafimaadka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo Jariiban gaaray (dhegayso)

Wasiirka Cafimaadka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo Jariiban gaaray (dhegayso)

Wasiirka wasaarada Caafimaadka dawlada Puntland Mudane Jaamac Faarax Xassan ayaa degmada Jariiban siweyn loogu soo dhawayey waxaana ka qayb galay Maamulka degmada,Waxgaradka dhalinyarada iyo Gudoomiyaha deegaan Xeebeedka Garacad ee degmada Jariiban Mudane Maxamuud Maxamed Cabdule (Shoox)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com