Dhuusamareeb, Cadaado, Gaalkacayo Caabudwaaq Balanballa illaa Guriceel ayaan ku tagnay Safar aanu magaaloba magaalo igu jarmaadnay, intaan tuuloba tukale uga gudubney ayaan isaga Talaabnay Dooxooyin iyo Balliyo cagbanaan ah oo dhirtu ku badantahay | Kabogo bilaaw illaa dhammaad Raadreeb soo koobaya, dhacdooyinkii Saxafiyiinta Daljir la kulmeen Safar laba todobbaad qaadtay oo ay ku tageen Galmudug cirif illaa Cirif | Waxaaa inoo soo jeedinaya Mohamad Hassan Dhalo & Muuqaalladana waxaa duubay Abdinaasir Mansor
COMMENTS