Labo ruux ayaa geeriyootay kadib markii gaari mini-bas ah/hoomeey ah ay Ku qaraxday Miino inta u dhaxeeysa magaalooyinka Qeycad iyo Bacaadweyne sida ay noo xaqiiiyeen dad goobjoogayaal ah.
labadan ruux ee saarnaa gaariga ayaa isla goobta ku geeriyooday.
Halka ay gaariga Miinadu kula qaraxday waxaa maalmihii lasoo dhaafay ku dagaallamayay Ururka Al-Shabaab iyo Ciidanka daraawiishta Galmudug.
COMMENTS